Weerar Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay Degmada Afgooye

Warar goordhaw aan helnay ayaa sheegaya in qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ka dhacay bar-koontarool oo kuyaala degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose. Gaari Homy ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lagu weeraray bar koontarool ay ku sugnaayeen ciidanka booliiska Soomaaliya oo ku dhaw halka … Continue reading Weerar Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay Degmada Afgooye